Manchester United have put Lyon left-back Michel Bastos on their list of possible targets to replace Patrice Evra.
Sportsmail revealed in December that United had made an enquiry for Benfica’s £25m-rated Fabio Coentrao, wary that Evra is destined for either Real Madrid or Barcelona in the summer.
They have also scouted Newcastle’s Jose Enrique who is being monitored by Bayern Munich. Bastos, 27, is a regular in the Brazil squad and was once a a target for Tottenham but Lyon now rate him at a costly £20m.
Kooxda Kubadda Cagta ee Juventus ayaa Hogaanka u heysay awal Tartanka loogu jiray Xiddigaan ku wanaagsan ka Cayaaridda Garabka dambe ee Bidixda, Hase yeeshee Jariiradda La Gazzetta dello Sport ayaa soo sheegeesa in kooxda Inter Milan ay soo dhex gashay Tartankaan, iyadoo waliba Si dar Dar leh kusoo gashay.
Wakiilka Cayaaryahankaan 27 Jirka ah Emmanuel Kerchove ayaa Xaqiijiyay Dalabka kooxda Ku Cayarato San Ciro, isagoo Geesta kale Caddeeyay in kooxda the Old Lady ay soo gudbisay Dalabkii ugu horeeyay ee ku aadanaa Cayaaryahankaan.
“Waxaan idiin Xaqiijinaayaa in kooxda Inter ay Dalab usoo gudbisay Bastos, waxaase ka horeesay kooxda Juventus, Labadaba waxa ay soo gudbiyeen Ballan qaadyo Macquul ah” ayuu u sheegay Wakiilku Calciomercato.it.
Michel Bastos Lyon

No comments:
Post a Comment